haatuf.net
Maktabaddii Gaandi ee Badhtamaha Hargeysa Oo Maanta Cagaf La Mariyey
February 10, 2016 - Written by Admin Two

Hargeisa, February 11, 2016 (Haatuf) – Sidii Hulago Khan abaanduulihii ciidankii Mongol-ka (Manqoolka) ee markii uu sanadkii 1258-kii qabsaday Baqdaad gubay maktabadihii ku yaalay ayuu saaka Hulaagaha Somaliland cagta mariyey Maktabadii kaliga aheyd ee Hargeysa ka furneyd.

Maktabadihii Baqdaad ee uu Hulago gubay waxa ugu caansaneyd mid la odhan jiray Daarul Xikma, tan Hargeysa ee u Siiraanyo saaka baabiiyeyna waxa loogu magac daray mid ka mid ah raggi seeska u dhigay waxbarashada Somaliland oo la odhan jiray Yuusuf Ismaaciil  Samatar oo ku magac dheeraa Gaandi AHUN e’.

Kala soco Haatuf wixii kala qabsaday Hulaago iyo Baqdaad iyo siday dhacdadani u saamaysay taarrikhdii Muslimka boqolaal sanoo dambe.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS