haatuf.net
Bahda Haatuf waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii Iyo Bulshadda Somaliland Ee Uu Ka Baxay Mujaahid Marxuum Axmed Jabaan
February 28, 2016 - Written by Admin Two

Maamulka, abortion Wariyeyaasha, shaqaalaha iyo dhamaan hawl-wadeenadda Haatuf Media Network waxay tacsi tiiraanyo leh u Account Suspended

Account Suspended
This Account has been suspended.
Contact your hosting provider for more information.
dirayaan qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo  shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxay mujaahid marxuum Axmed Jabaan oo ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, isla markaana maanta lagu aasay xabaalaha Boqol-jire ee magaaladda Hargeysa. Waxaanay dhamaan dadkaasi Marxuumka Ilaahay uga rajaynayaan inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo ehelkii, asxaabtii, qoyskii iyo shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.Mujaahid Axmed Jabaan

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS