haatuf.net
Baashe Moorgan Oo Ku Fashilmay Inuu Maanta Jeexdo Dhul Muuse Dalab Ku Leeyahay Berbera
March 5, 2016 - Written by Admin Two

Berbera , doctor March 5,2015(Haatuf)-Koox dhalinyaro ah ayaa saaka fashilisay qorshe uu Baashe Moorgan (wiilka uu soddoga u yahay madaxweyne Siiraanyo) ku doonayey inuu si tuugo ah ku jeexdo dhul weyn oo uu magaalada Berbera ku leeyah ganacsade Muuse Dalab oo isagu isla markaana ka mid ah odeyaasha gobolka Saaxil.

Qorshahan oo Baashe Moorgan ku soo beegi xili ay magaalada Berbera wali ka taaganyihiin xiisado la Account Suspended

Account Suspended
This Account has been suspended.
Contact your hosting provider for more information.
xidhiidha dilkii taliyihii qaybta bilayska Saaxil C/rizaaq Casayr iyo arinta Ceel-gardeba ayaa waxa is-hortaagay dad ay ehel yihiin Muuse Dalab oo markii ay arintan ogaadeen ku soo qaamay goobtii uu dhulku ku yaalay oo dhinaca galbeedka ka xigta madaarka Berbera.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS