|
|||||
haatuf.net
Xasan Sheekh Oo Beesha Caalamka Ka Dalbaday In Loo Keeno Maydadka Tahriibayashii Ku Dhintay Badda U Dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga Oo Muwaadiin Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Jiraan
April 21, 2016 - Written by Admin TwoHargeisa, ampoule April 21, ailment | 2016 (Haatuf) -Sida ay Haatuf u xaqiijiyeen ilo wareedo u dhuun daloola Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beesha caalamka ka dalbaday in Muqdisho la geeyo maydadka dadkii dhawaan ku dhintay badda u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga, kuwaas oo badankoodu ahaayeen muwaadiniin reer Somaliland ah oo waliba qaarkood ay dhaleen mujaahidiintii dalka xoreeyey. Dalabka Xasan Sheekh ayaa dhabar-jab wayn ku ah Qaranimada Somaliland oo aan wakhtigan haysanin xukuumad difaacda jiritaankeeda.
CONTACT US : haatufnews@hotmail.com COMMENTS
|
|||||
|