|
|||||
haatuf.net
Aamina Waris Iyo Baashe Morgan Oo La Soo Dagay 50 Landcruiser V8 Ah Oo $80,000 Midkiiba La Siisto
April 21, 2016 - Written by Admin TwoBerbera, shop April 21, cialis 2016(Haatuf)-Waxa Dekadda Berbera soo gaadhay 50 ka mid ah gawaadhida Land Cruiser V8-ka loo yaqaano oo Model 2016 ah kuwaasoo ay dibadda kala soo dageen Aamina Waris iyo Baashe Cawil (Baashe Morgan) iyadoo halka baabuur ee noocan ah lagu iibiyo $80, health 000 ! Qoyska madaxtooyada ayaa mudooyinkan dambe u dhaqqaqay xagga maalgashiga gaarka ah ee dhulka,guryaha iyo meheradaha ka dib markii siday warbaahintu sheegtay ay hanti farabadan dibadaha ku yeesheen.
CONTACT US : haatufnews@hotmail.com COMMENTS
|
|||||
|