haatuf.net
Haatufka Maanta
May 13, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa May 13, erectile 2016(Haatuf)-Munaasabaddi 18 May waxa ka hadhay 5 cisho, sale iyadoo ay xukuumaddu hore uu sheegtay in sanadkan sidii hore si ka weyn loo xusi doono rubcal qarniga ka soo wareegay maalintaa lagu dhawaaqay lasoo-noqoshadii gooni-isu-taaga Jamhuuriyaddan Somaliland.Tiiyo sidaas ay tahay ayaa madaxweynihii dalka iyo waliba xubnihii ugu mudakarsanaa gudidii u xilsaarneyd qabanqaabada xuskaasi ay aayar iska joogan Dubay.

Ma xili la maqnaadaa! Kol haday heshiiskiiba Axadii saxeexeen maxaa guryaha xaqunaas dhigay may Isniintiiba iska soo duulaan iyagaaba diyaarad ingaydh ah loo kireeyaye.Mise talow intii yarayd bay la dawakheen oo xuskiiba ilowsiisay.Maxaa la qabanqaabin sowtan ay waxa kale ku mashquuleen!.Adeer nimankan yaa yidhaa dalkana ha karaamo seejinina martinimadana ha ku xarago waayina ee meesha iskaga soo carara.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS