haatuf.net
Haatufka Maanta
May 30, 2016 - Written by Admin Two

Hargresa, pharm May 30,2016(Haatuf)- Tan iyo intii ay warbaahinta maxaliga ahi wax soo quf qufeen ee ay banaanka soo dhigeen qodobadii heshiiskii dekadda,yarkii xidid-ku-xoolow ee Bashe Cawil waaba muraarodilaac sanyahay.Kaaga darane wa ninka yidhi wariyehii wax sheeg sheegaba hala  iisoo xidho ee markii ay maxkamadihii diideen sidii nin geeliisii la dhacay oon bar xoolaad lagaga tagin muusanowgii la dul tagay odaygii hayada Sirdoonka haystay ee bil amaare Xamar baslaha ka ahaan jiray..Ku yeh “adeer wariyeha ina Fadal ii soo xidhaba maxkamadihiiba sii daynaya ee waxaad u dirtaa qaar soo qafaasha oo god madaw iigu haya”.

Walle inankaa yari in aanu wax kale la soo dhegoweyneyn aniguba waan garanaayey!!!

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS