haatuf.net
Wafdi Xukuumadda Somaliland Ka Socda Oo Barito Dubay U Tagaya Dhameystirka Heshiiskii Dakedda
June 1, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa, adiposity June 1, ambulance 2016(Haatuf)- Wafdi wasiiro ah oo uu horkacayo wiilka uu soddoga u yahay madaxweyne Siiraanyo ee Baashe Cawil ayaa la filayaa inay barito u ambabaxaan magaalada Dubay si ay ugu soo dhameystiraan  heshiiskii ku-meel-gaadhka ahaa ee horaanti bishii hore halkaas ku dhex maray xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Dubai Ports World kaasoo ay labada dhinac isla garteen in gacan-ku-hayntii dekadda Berbera lagu wareejiyo shirkad cusub oo ay wada leeyihiin.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS