haatuf.net
Haatufka Maanta
June 4, 2016 - Written by Admin Two

haatufkaJune 4, cialis 2016(Haatuf)-Baryahanba waxa la odhan jiray Cadaanigan ooya wasiir ka Guulwadaysan malaha la arki maayo. Laakiin waxa arladii yimid  mid Guulwadenimo waxa uu ka qabo dafirayba magacii wasaaraddiisa  lag yaqiinay oo ku leh lama yidhaahdo wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ee waxa la yidhaahdaa wasaaradda Maalgashiga Somaliland!!!.

Hada waxa uu sidan u hadlaya markii la weydiiyey sababta kolba looga reebayo wafdiga dawladda ee Dubay u taga heshiiska maalgashiga dekadda Berbera.Waar ilayn khajilaad looma dhinto oo nimankan wasiirada ahi karaamadooda u daranaa.Hadda ogow Odaygu isagu waa kii waahore hawada ka baxaye waxa la iska dhisayaa cid aan la dooranba.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS