haatuf.net
Daawo: Warancade Iyo Cadaani Oo Ka Jawaabi Kari Waayey Su’aalo Daran-Daari Ah Oo Uu Guddoomiye Ku Xigeenka SOLJA Ka Waydiiyey Wariye Jigjiga Ku Xidhan 8 Maalmood
June 28, 2016 - Written by Admin Two

Wasiiradda Daakhiliga iyo Warfaafinta Somaliland Cali Warancade iyo Cadaani ayaa ku margaday oo tahli kari waayey su’aalo daran-daaro ah oo uu waydiiyey guddoomiye ku xigeenka ururka saxaafadda ee SOLJA Md Kayse Axmed Digaale mar ay ku sugnaayeen magaaladda Burco, viagra kaas oo wax ka waydiiyey wariye dhawaan ay dawlad-deegaanka Ethiopia ka qafaalatay Wajaale oo mudo todobaad ka badan ku xidhan magaaladda Jigjiga ee xarunta maamulkaasi, iyadoo aanay ilaa hada muwaadinkaasi ka hadlin xukuumadu.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhamaystiran:-

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS