haatuf.net
Jidka Hargeisa-Berbera-Burco Oo Xidhan Min 11:30 Saaka Ilaa Hada
July 25, 2016 - Written by Admin Two

 

Berbera July 25, pills 2016(Haatuf) –  Jidka halbawlaha ah ee isku xidha magaalooyinka Hargeysa, allergist Berbera iyo Burco ayaa laga bilaabo 11:30 saaka ilaa hada xidhan ka dib markii ay dadka ku nool deegaamada ay wadadaasi martaa ka gadoodeen, cadaalad-daro iyo eexaysi qabyaaladaysanna u arkeen xukuno dil iyo xadhig mudo dheer ah  iskugu jira oo ay maxkamad Millatari ku riday 16 dhalinyaro ah oo kasoo jeeda gobolka Saaxil, kuwaas oo loo haystay dilkii loo gaystay 1 March 2016  taliyihii qaybta bilayska ee gobolka Saaxil marxuum Cabdirisaaq Casayr iyo iska-horyimaadyo aanay cidi waxba ku noqonin oo xeebta Ceel-garde ku dhexmaray laba kooxood oo kasoo kala jeeda laba beelood.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS