haatuf.net
Daawo: Fadeexad Ka Dhalatay Inan Yar Oo Rajo Ah Oo Kalida Looga Saaray Wiil Uu Dhalay Cali Mareexaan Oo Ay Waalidiinteedii Sheegeen Inuu Khiyaameeyey Markii India Loo Qaadayey
August 23, 2016 - Written by Admin Two

Halkan hoos ka daawo muqaalka fadeexad ka dhalatay inanyar oo uu kalida looga saaray wiil uu dhalay wasiirka hawlaha guud Cali Mareexaan oo ay  ayeeydeed iyo awoowgeed sheegeen inaanay ogaynba oo aan lala socodsiinin markii inanta yar loo qaadayey dalka Hindia si qaliin loogu soo sameeyey, find kuwaas oo tilmaamay in wasiirk Cali Mareexaan inuu inanta yar kaga soo kaxeeyey magaaladda Burco inuu Waxbarasho gaynayo.

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS