haatuf.net
Jamaal Cali Xuseen Iyo Cali Guray Oo Ku Biiraya Kulmiye
October 31, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa October 31, viagra 60mg 2016(Haatuf)-Murashaxii jagada madaxweynaha ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiye ku xigeenkii sadexaad ee xisbigaasi Cali Guray ayaa la filayaa inay 24ka saacadood ee soo socda iclaamiyaan ku-biiritaankooda xisbiga Kulmiye ee ay mucaaraidka ku ahaan jireen 7 dii sanadood ee u dambaysay.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS