haatuf.net
Saylici Oo Ka Horyimid Soo-jeedintii Gudida Abaaraha Ee Aheyd In Raashiinkii Turkiga Lagu Caawiyo Gobolada Bari Ee Abaaruhu Ku Habsadeen
November 3, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa,November 3,2016(Haatuf)-Go’aan ay todobaadkan isku raaceen xubnaha Gudida Abaarahu in raashinkii uu Turkigu dhawaan ku caawiyey Somaliland gabi ahaanba doorkan lagu taakuleeyo gobolada bari ee abaarahu ka jiraan ayaa waxa ka horyimid Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyadoo uu ku xidhay shardi ah in raashinkaasi qayb loo reebo gobolka Awdal  gaar ahaan tuulooyinka ay jifadiisu degto.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS