haatuf.net
Haatufka Maanta
November 13, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa,November 13,2016(Haatuf)-Waaryaadhaheen Ka-qosliyehii madaxweynaha een waligii daacad-hadlijirin sow kan ninkii Xirsi ee uu saaxiibka isaga dhigi jiray badh ka jaray ee yidhi wuu gaabtay.Adeer Xirsi intiisii uunbu leegyahaye Cukuse uunbaa kolba ninka madaxtooyada ku jira ee qoyska  uga dhawi isaga wax dheer la noqdaa.

Maxaadse kaga daali sow maaha ninkii Morgan Yare iyo Wajixun ku dhiirigaliyey in Haatuf la xidho ee intii u is-lahaa iyaga danbiga ka du’ wanjalay Cali Warancadde ee yidhi kiiska Haatuf cidi kuma wehelinin.

Bal car yaanu kan Maxamuud Xaashii ee uu maanta barbar ordayaa barito la gaaban oo Siiraanyahan uu hadda ku tilmaamo hogaamiyaha horumarka sameeya ku sheegin nin aan caadi aheyn oo meesha iska dhex joogay.!!!

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS