haatuf.net
Haatuf Oo Xaqiijisay In Shirkadda BGP Ee Uu Wasiirka Macdantu Dhawaan U Ogolaaday Inay Shidaalka Ka Sahamiso Badda Somaliland Ay Ku Shaqeyso Rukhsad Ay Ka Haysato Somalia
December 20, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa,December 20,2016(Haatuf)-Shirkadda BGP Inc oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo uu wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale (Wajixun)  sheegay inuu 19/11/2016 la galay heshiis ay badda Somaliland kaga sahminayso  shidaal la tuhunsanyahay inu ku jiro ayaa waxa hadda cadaatay in shirkadaasi ay ku hawlgali doonto rukhsad ay ka haysato dawladda Somalia .Shirkadda BGP heshiiska dhabta ah ee ay kaga shaqeyn doonto Somaliland ayaa ah mid ay la gashay dawladda Xamar 20 kii September 2015 taasoo uu  wasiir Xuseen Ducaale ra’yul caamka ka qariyey.

La soco

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS