haatuf.net
Madaxweynaha Oo Markasta Oo Uu Cid La Kulmayo Loo Dhiibo Warqad Uu Wax Ka Akhriyo
January 23, 2017 - Written by Admin Two

Hargeysa,January 23,2017(Haatuf)-Xasuusta madaxweyne Siiraanyo ayaa baryahan dambe la dareemayaa inay kolba  ka sii darayso iyadoo warqad uu wax ka akhriyo loo dhiibo xataa hadii uu la kulmayo qof kaliya . Madaxweynaha ayaa sida la sheegay mudo aan dhaweynba doonayey inuu nasto oo uu xilka ku wareejiyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici balse ay jiraan dad gaar ah oo ku jujuubaya inuu madaxtinimada dalka sii hayo iyadoo cidda Mr Siiraanyo ku qasbaysa in aanu xilka ka degini ay awoodihiisii la warergeen oo ay magaciisiina ku shaqeystaan.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS