haatuf.net
Guddoomiyihii Sarifleyaasha Oo Ku Geeriyooday Saldhiga Dhexe
January 26, 2017 - Written by Admin Two

Hargeysa,Guddoomiyihii sariflayaasha Cabdillaahi Cali Barre ayaa saaka ku geeriyooday saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa .Guddoomiyaha geeriyooday iyo sarifleyaal kale ayey xukuumadda madaxweyne Siiraanyo shalay xabsiga u taxaabtay ka dib markii ay eed uga dhigtay inay ka masuul ahaayeen hoos-u-dhaca cumladda dalka ee Shilinka Somaliland taasoo dad badani uu arkayeen talaabo khaldan oo ay xukuumaddu kaga xuubsiibansyso doorka muuqda ee ay ku leedahay qiimo dhaca Shilinka iyo sicir-bararka aafeeyey maceeshadda ee maalinba maalinta ka dambaysa sii xumaanaya.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS