haatuf.net
Mucaawimada Kuwait Oo La Soo Marinayo Hayad Uu Madax Ka Yayahay Wiilka Qaba Hodan Siilaanyo
February 1, 2017 - Written by Admin Two

Kuwait City,February 1,2017(Haatuf)-Kaalmo mucaawimo ah oo dawladda Kuwait ugu tabarucday dadka abaartu saameysay ee ku nool dalka Somaliland ayaa durtaba waxa afka u dhigtay wiil la yidhaahdo Keyse Aw Xasan Yuusuf oo qaba gabadh uu dhalay madaxweynaha Somaliland Axmed Siiraanyo iyadoo la soo marin doono kaalmadaasi hayadda Shifaat ee uu guddoomiyaha ka yahay wiillaasi oo haatan hogaaminaya wafdiga xukuumadda Somaliland ka socda ee maalmahanba booqashada ku joogay Kuwait.

Eeg Sawirka xubnaha wafdiga:Keyse(Muuse) waa ninka suudhka gashan ee xagga bidix ugu baaleeya

 

morgan2

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS