Home | Contact Us | Links | Archives |
ISSUE 2182 | October 28,2009 Dul-Qacda 09,1430H | |
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Nin Walaalkii Dilay Kaddib Markuu Suuliga Hore Uga Soo Bixi Waayay Nin u dhashay wadanka Masar ayaa ciidamada Booliiska dalkaasi gacanta ku dhigeen ka dib markii uu dilay walaalkiis oo suuli ku soo raagay.dhacdadan naxdinta huwan ayaa ayaa la sheegay in Axadii hore nin magaciisa aany wararku soo gudbin ay Booliisku gacanta kusoo dhigeen .Ninkan gacan ku dhiiglaha ayaa wuxuu sheegay in habeenkii axada saq dhexe uu ka soo kacay hurdo isagoo doonayey in uu galo suuliga, hase yeeshee uu ogaadey in walaalkiis uu ku jiro, waxaana ninkaasi uu sheegay in uu ka codsaday in uu soo dhakhado oo uu deg deg u soo baneeyo musqusha laakiin ninka kale ee la dilay uu ku soo raagay musuqsha uuna diiday in uu soo dhakhsado. “Markii uu soo baxay ayaan garaacay mana ogeyn ilaa aan midni galiyey” ayuu yiri ninkaasi oo markii uu dilka walaalkii dilka ugeystey baxsadey hase yeeshee Booliiska oo sameeyey hawlgal ay soo qabteen ugu dambeyntii, waxaana lagu wadaa in cadaalada la horkeeno. |