Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

ISSUE 2227 December 20,2009                                                          Muxaram 03,1431H

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

Messi Hoyadii Oo Lagu Xidhay Magaalada Abu Dubai

Booliis-ka Magaladaa Abu Dhubai Ee Wadanka Imaaraatka Carabta ayaa mudo daqiiqada ah Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Abu Dhubai ku hakiyay Hoyada Dhashay Weeraryahanka Naadiga Barcelona Lionel Messi.Sida uu sheegay Wargeyska Sport Ee ka soo baxa magalada Barcelona   Police-ka magaalada Abu Dubia ayaa ku xidheyn Hoyada dhashay Xiddiga Qaarada yurub ugu wanagsan Ee Lionel Messi ka dib markii Visa dalka ku galka ah  ee Wadanka Imaraatka Carabta ay soo qaadan wayday iyadoo  sidoo kale baasaboorkeeda Arjentiniga ah laga shakiyay inuu sax yahay iyo in kale.

Messi hooydii  oo lagu magacaabo Sailia ayaa diyaarad khaas ah ku timid Wadanka Imaraadka Carabta iyadoo ka soo hor martay Saraakiisha Naadiga iyo ciyaartooyda oo iyagu si gaar ah u yimid.

Police-ka Airbootka ayaa ku qanci waayay in Sailia ay tahay Hoyada Messi,iyagoo ku adkeystay in loo baahanyhaya in cadeyn rasmi ah la helo,laakiin Walaalka Messi ayaa ugu dambeyntii Police-ka ku qanciyay inay Sailia tahay hoyada dhashay Messi,isagoo muujiyay sida ay iskugu egyihiin Hoyada iyo Wilkeeda Messi.

si kastaba Plice-ka ayaa ugu dambeyntii fasaxay Sailia,iyagoo ugu cudur daartay qaladkii iyo is fahamkii dhex maray.

Dhinaca kale Xidhiidhka  kubada cagta  Addunka Fifa ayaa shaaciyay in xaflada lagu bixinayo abaalmarinya Ciyaaryahanka Adduunka ugu wanansagan maalinta isniinta Ee 21 bisha lagu dhawaaqi doono,iyadoo xafalada weyns lagu qaban doono Magaalada Zurich Ee Dalka Zwitserland.