Home | Contact Us | Links | Archives |
ISSUE 2256 | January 22,2010 Safar 7,1431 H | |
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Ciyaaryahanka Gary Neville Oo Aflagaado U Geystay Saaxiibkiisii Hore Ee Carlos Teves Xidhiidhka Kubadda Cagta ee dalka Ingariiska FA ayaa baadhaya fal anshaxa ka soo horjeeda oo uu ku dhaqaaqay difaaca kooxda Manchester United Gary Nevile, markii Neville uu si anshax xumo uu gacantiisa midig farta dhexe ugu taagay Carlos Teves oo u dabaaldagaya gool uu ka dhaliyay Manchester ciyaar ka tirsanayd Semi-Finals Carling Cup oo lugtiisa hore ka dhacday Eastlands. Neville ayaa soo istaagay touchline-ka isagoo si jees jees oo anshax xumo ah ciyaaryahan Tevez markuu xaqiijiyay qeybtii hore ee ciyaarta kooxdiisa Manchester City gool rigoodhe ah uu farta dhexe ugu taagay taasoo la macno ah aflagaado si toos ah uu ugu gaysanayo ciyaaryahan Carlos Tevez oo ay hore isku koox ay u ahaayeen. Si kasta ha ahaatee khaladkan [Caydan] ayaa waxa baadhaya FA-ga. inkastoo aanu arkin garsoore Mike Dean, balse ay qabatay Camera-du iyadoo ciyaaryahankan difaaca reer England waajihi kara xukun la xidhiidha khaladkan uu galay. |