Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2332

April 22,2010                                                              Jumaada Al-Awal 08,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

Xubnihii Golaha Wasiirada Rayaale Xilka Ka Qaaday Mudadii Uu Dalka Hogaaminayey, Kuwooda Axsaabta Mucaaridka U Digo Rogtay Iyo Xubnaha Aan Wali Mawqifkooda Cadayn

Hargeysa, April 22, 2010 (Haatuf) - Mudadii Todobada Sanadood Ahayd Ee Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin Uu Dalka Hogaaminayey, Oo Uu Xilka Ka Qaaday Xubno Golihiisa Wasiirada Oo Tiradoodu Gaadhayso Dhawr Iyo Sodon Oo Iskugu Iskugu Jira Wasiiro, Wasiiro Dawlayaal Iyo Wasiiro Ku Xigeeno Iyagoo Xubno Ka Mid Ahina Ay Xubnahoodii Iska Casileen Ayaa Waxa Aanu Qiimayn Ku Samayn Doonaa Xubnaha Wasiirada Rayaale Xilka Ka Qaaday Inta Axsaabta Mucaaridka Ee KULMIYE Iyo UCID Ku Biiray Xubnaha Aan Wali Axsaabta Mucaaridka Ku Biirin, Isla Markaana Aan Cadaynin In UDUB Ay Ka Tirsan Yihiin Iyo Inay Madaxbanaan Yihiin.

Xubnaha Golaha Wasiirada Ee Xukuumada Rayaale Ee Ee Xilka Laga Qaaday Ee Aan Wali Axsaabta Mucaaridka U Digo Rogan Waxa Ka Mid Ah:-

  1. Ex Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Cismaan Qaasim Qodax

  2.  Wasiirkii Hore Ee Dib U Dajinta Abshir Axmed Xasan

  3.  Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Xuseen Faarax Doodi

  4. Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Marwo Adna Aadan Ismaaciil

  5. Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Maxamed Siciid Gees

  6. Ex Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga C/Laahi Cali Ibraahin

  7.  Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Ismaaciil Cumar Aadan Boos

  8. Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Ismaaciil Aadan Cismaan

  9. Wasiirkii Hore Ee Daakhiliga  Iyo Ganacsigaba Xil Ka Soo Qabtay Cumar Qootaali

  10. Wasiirkii Hore Ee Duulista Iyo Hawada Cismaan Xasan Mire Oo Isagu Is Casilay

  11. Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Nuur Aamin Ismaaciil

  12.  Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Muuse Muxumed Inji

  13.  Wasiirudawlihii Hore Ee Hawlaha Guud Aadan Maxamed Ruush Oo Isagu Is Casilay

  14. Wasiirkii Hore Ee Duulista Iyo Hawada Maxamed Cabdi Dheere

  15.  Wasiirkii Hore Ee Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Xasan Cabdi Khayre

  16.  Wasiiru Dawlihii Hore Ee Macdanta Iyo Biyaha  Haybe C/Laahi Nuur

  17.  Wasiirkii Warshadaha Axmed Jaamac Bootaan

  18.  Wasiirkii Ganacsiga Rashiid Xaaji C/Laahi

  19. Wasiir Ku Xigeenkii Arimaha Dibada Maxamed Cabdi Ismaaciil Diktoorka

  20. Wasiir Ku Xigeenkii Gaashaandhiga Maxamed Cali Maydhax

  21. Wasiir Ku Xigeenkii Ganacsiga  Cabdi Wadaad

22. Wasiirkii Hore Ee Boosta Iyo Isgaadhsiinta Liibaan Ducaale Caseyr

Dhinaca Kale Xubnaha Wasiirada Ee Madaxwayne  Rayaale Xilka Ka Qaaday Ee U Digo Rogtay Aqlabiyadoodu  Xisbiga KULMIYE Waxa Iyagana Ka Mid Ah Oo Si Rasmiya Shaaca Uga Qaaday Inay Ku Biireen

  1. Ex Wasiirkii Duulista Iyo Hawada Oo Isagu Xilka Iska Casiley Abiib Daahir Nuur

  2. Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Axmed Yuusuf Ducaale

  3. Wasiirkii Caafimaadka C/Laahi Xuseen Iimaan Dirawal

  4. Wasiirkii Hore Ee Horumarinta Reer Miyiga Fu’aad Aadan Cadde

  5. Wasiirkii Ganacsiga Iyo Warshadaha Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi

  6. Wasiirkii Hore Ee Kaluumaysiga Axmed Cabdi Oomane

  7. Wasiirkii Qorshaynta Qaranka Axmed Xasan Caafi

  8. Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Nuux Sh. Cumar Sh. Muuse Ducaale

  9. Wasiir Ku Xigeenkii Hawlaha Guud C/Rashiid Ducaale Qambi

  10. Wasiir Ku Xigeenkii Caafimaadka Dr Axmed Jaamac Samater (Dr Who)

 Halka Xisbiga UCID Ay Ku Biireen Ilaa Iyo Hada Inta La Ogyahay

  1. Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Aadan Mire Waqaf

  2. Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Maxamed Saleebaan Maxamed.