Home | Contact Us | Links | Archives |
ISSUE 2404 |
July 15,2010 Sha'ban 03,1431H | |
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Haatufka Maanta Waxa la sheegayaa Boqolaal dad ah oo ka imanaya Somalia kuna soo socda Hargeysa iyagoo sita Calankii Buluuga ahaa ee Somaliland lagu Gumaaday. Dadkan oo ku marmarsoonaya ka qayb galka Xaflad gaar ah oo lagu sharfayo mahadnaqna loogu jeedinayo shakhsiyaad tiradoodu gaadhayso ilaa Laba kun oo Qof oo ka mid ah taageerayaashii xisbiga Kulmiye iyo marti sharaf kale, waxaanay iska dhaadhiciyeen oo ay filayaan inay dadka reer Somaliland ku Beerla-xawsan karaan Hargeysa oo Soomaali oo dhan Caasimad looga dhigo, kutalagalka sheekada ay ku imanayaana waxa weeyi Soomaali-Qaldaanka haddii farxada aynu u raacino oo aynu ku nidhaa idinkaa Soomaali u talinaya wax yar oo baroordiiqana maqashiino, siddii barigii hore ayay ina soo raaci doonaan. Walee haddii Karintaa laga guurin, inay Gorayo Heeryaysani ka soo gali. Imika haddii wala Weynta laga tabaabushaysan waayo, walee in la arki kuwii wax qarxin jiray oo inaga dhex toosa. |