Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2412

July 25,2010                                                                                   Sha'ban 13,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

             Haatuf-Ka Maanta

Gafka Guurtinimada laga galay waxa uu dhacay markii guddoomiye looga dhigay nin kursi Madaxweyne u Hilaacayo oo marna xaalad abuur ku maqan, marna danaha gaarka ah ee reerkiisa.

Wahaabiyiinta xag-jirka ah maxaa loo sheegan, sawtan Saleebaan Gaal wata yarkii shirkadda Amal ee Hargeysa ee Laascaanood ku caleemo saaray Jaamac Garaad Ismaaciil-kan hogaamiya maleeshiyada Somaliland diidka ah SSC ee awalna sida weyn uga qayb qaatay dhisidii dawladda Sheekh Shariif ee Djibouti.

Dawladda Qurba joog ah baa laga cabanayee, mid Al-shabaab ahi inay nagu soo baxdo ayaa bay u dhawdahay.