Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2412

July 25,2010                                                                                   Sha'ban 13,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Tom Cruise Oo David Beckham Ugu Baaqay In Inuu Ku Soo Biiro Hollywoodka Oo Uu Jilaa Noqdo

Fanaanka weyn ee Filimaanta ka Matala shirkada weyn ee Hollywood oo ku taala dalka maraykanka  mr,Tom Cruise ayaa sheegay inuu Baryahaaba ku qancinayey laacibka ingiriiska ee kubada ku caanbaxay David Beckham inuu ku soo biiro Hollywoodka oo uu filimaanta la matallo,   Tom Cruise oo 48 jir ah ayaa sheegay in Laacibka reer England ee David Beckham uu leeyahay waji filim matale sida fanaaniinta kale ee Hollywoodka isla markaana uu ku wanaagsanaan lahaa inuu matallo filimaanta, Cruise ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in Beckham uu ka bixi karo isla markaana uu ku guulaysan lahaa metelaada Filimada. isagoo intaa ku daray in Beckham uu leeyahay tilmaamaha ninka looga baahan yahay Hollywoodka inuu filimaanta ka metello,

Tom Cruise ayaa la sheegayaa ilaa intii ay is barteen Laacibka Ingiriiska ah ee Dived Beckham sanadkii 2003 inuu ku qancinayey inuu badalo shaqadiisa ah ciyaarta kubada cagta, Cruise ayaa sheegay inay hor taalo Beckham fursad ah inuu ku soo biiro Hollywoodka isagoo intaa ku daray in Beckham oo hada 35-jir ah aanu sii wadi karin ciyaarta kubada cagta oo loo baahan yahay inuu shaqadaa bedello, xidigdigan kubada cagta ee dalka ingiiska David Beckham ayaa waxa si wayn looga yaqaan oo uu ugu caanbaxay ciyaarta kubada cagta laakiin waxa intaa u dheer oo kaga sii caanbaxay ciyaartoyda kale, dhinaca xayaysiisyada wax soo saarka shirkadaha caalamka taasina waxa ay u sii fududaysay in Beckham uu si fudud u noqdo nin ay wada taqaan bulshada caalamka inteeda badani.