Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2413

July 26,2010                                                                                   Sha'ban 14,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Haatufka-Maanta

Waxa u daran kuwa ku taliyey in wadaado Beelaysan la diro si ay ula soo xaajoodaan Xagla-toosiye iyo Wiilka yar ee Jaamac Garaad Cali ee Al-shabaabta ku xidhan.

Miyaanay ahayn khiyaamo qaran in gorgortan laga galo gooni iskutaaga Somaliland, Calankeeda iyo Distoorkeeda ay dadweynuhu 97% Afti ugu codeeyeen?

Mise waxa dhab ah boqolaalka Milyan ee dollar ee la sheegay in Masaarida iyo dawladdo kale ay baddka soo dhigeen si loogu baabiiyo jiritaanka Jamhuuriyadan?. Runtii Maleeshiyada Somaliland-diidka ahi kama duwana mashaariicdii iyo shirqooladii hore ee Somaliland dibeda looga soo maleegi jiray. Malaha Rag waaweyn uunbaa Isqaawinayee Waxaana Hubaal ah in samirka iyo dhabar adayga lagu yaqiinay shacbiga Somaliland uu fashilin doono qorshahan cusub ee lala maagan yahay Xornimadiisa iyo Madaxbanaanidiisa.