|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2413 |
July 26,2010 Sha'ban 14,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Liverpool Oo £15 Million Ku Doonaysa Diego Forlan Si Uu Badal Ugu Noqdo Fernando Torres Tababaraha cusub ee kooxda Liverpool Roy Hodgson ayaa waxa uu la sheegay in uu aaminsanyahay in uu kooxda ku soo daro xidiga kooxda Atletico Madrid iyo dalka Uruguay ee Diego Forlan si uu badalk ugu noqdo weeraryanka kooxda ka sii socda ee Fernando Torres, oo ay wararku sheegayanaa in uu doonayo in uu iskaga haajiro garoonka ay ku ciyaarto kooxda garamada cas Anfield. Hodgson oo doonaya in uu dib udhis ku sameeyo kooxda xili ciyareedkii hore hoos udha wayn la kulan tay ee liverpool ayaa waxa uu si wayn ugu taamayaa in uu dib ugu soo celiyo horyaalka ingiiska ee Premier League xidigii hore ugu ciyaarijiray kooxda Manchester United ee Diego Forlan. Madaxda kooxda Liverpool ayaa waxa ay wada hadalo la wadeen maamulka sare ee kooxda reer Spain ee Atletico Madrid si ay uga dhaadhiciyaa rabitaankooda ku waajahan Xidiga Uruguay ee Diego Folan oo ay ku doonayaa aduun gaadhaya, £15 milyan oo Yuruuro. Deigo Forlan ayaa isaguna dhinicii waxa uu shaciyay in uu ku faraxsanyahay joogida kooxda Atletico Madrid ee ka dhisan caasimada dalka Spain. Torres oo ku qiimaysan in uu kaga tago kooxda Liverpool lacag gaadhasa £50milyan oo Yuuro ayaa ayaa waxa si wayn indha ugu haysa kooxda Chelsea, Si kastaba ha ahaatee tababare Hodgson oo kasoo wareegay kooxda Fulham ayaa waxa dhinaca eegayaa weerar yahanka da’da yar ee kooxda Ipswich Town' Connor Wickham oo ay suurto gal tahay in uu kooxda yimaad mustaqbalka. 17-jirkan weerarka ka ciyaara ayaa waxa kula loolamaya kooxda Liverpool kooxaha Tottenham Hotspur iyo Arsenal, waxana lagu wadaa in uu Connor qiimaha iibkiisu gaadho £8.5milyan. |