Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2413

July 26,2010                                                                                   Sha'ban 14,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Maradona: “Hugo Chaves Inta Aan Noolahay Waan Taageeri Doonaa”

Laacibkii weynaa ee Diego Maradona ayaa sheegay inuu aad ula dhacsan yahay madax weynaha dalka venezuela Hugo Chaves isagoo sheeagay inuu taageeri doono xitaa hadii uu ku dhimanayo. arintan ayaa timi kadib markii madax weyne Hugo Chaves uu xidhiidhka u jaray dalka Colombia, Maradona oo la hadlayey koox arday ah ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu dhinac istaago madax weyne u dagaalama dadka iyo dalkiisa isagoo maradona sheegay inuu taageeri doono ilaa uu godka la galo, Maradona ayaa sheegay inuu dhageysto khudbadaha madax weyne Hugo Chaves isagoo difaacaya mowqifkiisa taasna ay tahay buu yidhi arin aad ii cajabisay, Maradona oo Booqday dalka Venezuela ayaa madax weyne Chaves u raacay jaamacad ay ku jiraan arday dalkaa u dhalatay isagoo halkaa uga jeediyey ardaydaa hadal kooban oo uu kaga hadlayey madax weyne Chaves,  Maradona oo ardaydaasi si weyn ugu soo dhaweysay jaamacaaa ayaa kalahadlay rimo ku saabsan ciyaarihii koobka aduunka waxa uuna ardaydaa u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isagoon ku guulysan ciyaarihii aduunka ee uu ka eyb galay, Maradona ayaa sheegay inuu u wareegi doono kooxo kale oo uu tababaro laakiin uu xidhiidh wanaagsan la lahaan doono labada madax weyne ee dalalka Venezuela Hogo Chaves &  Madax weynaha dalka Cuba ee Fidel Castro Hugo Chaves ayaa dhiniciisa sheegay in Maradona uu yahay Halyey Caalami ah isla markaana jagadii loo doortay ee ahayd inuu tababare u noqdo kooxda xulka Argantin inay ahayd arin taariikhi ah, Chaves ayaa sheegay inuu taageerayey xulka Dalka Arjentin isla markaana uu daqiiqad-daqiiqad ula socday shaqada weyn ee uu hayo maradona.