Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2414

July 27,2010                                                                                   Sha'ban 15,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Hooyo Inanteedii Ku Xidhay Bac Weyn Si Ay U Edbiso Laakiin Ku Soo Noqotay Iyadoo Dhimatay

Ciidanka bileyska  dalka Philippine  ayaa gacanta ku dhigay Gabadh 34 jir ah oo Inan yar oo ay dhashay oo lix jir ah ku Riday Bac weyn iyadoo doonaysay inay ku Edbiso. laakiin gabadhaa yar ayaa markiiba ku dhimatay Bacdaa hooyadeed ku  Riday iyadoo Neeftu ku xidhantay

Booliska ayaa sheegay inay qabteen Melba Jamongan oo ah hooyada inantaa yar ku Riday bacda. Jamongan ayaa isku dayday inay baxsato iyadoo wadata laba caruur ah oo kale oo ay dhashay magaalada Tabuk oo ka tirsan gobolka Kalinga ee dalka Filipiiin, Verdilo oo kamida mas,uuliyiinta Booliska dalkaa ayaa u sheegay saxaafada in inantaa yar ay neeftu ku dhegtay markii bacdaa ay hooyadeed ku riday,

 Verdilo ayaa sheegay in Baadhitaankii ay sameeyeen ay ku ogaadeen in hooyadaasi ay ku qasabtay inantaa yar inay Bacdaa gasho iyadoo doonaysay inay ku edbiso ama uga dhigto ganaax kadib markii ay inanteedaa yar ay noqotay mid ku dhego adag,

 Booliska ayaa sheegay in markii ay xogaa ka maqnayd ay hooyadaasi is tidhi ka soo saar bacda inantaa yar laakiin ay aragtay in ay joojisay neefsashadii. dadka jiiraanka ah iyo hooyadeed ayaa gabadhaa yar ula cararay isbitaalka laakiin nafba lamay gaadhin,

Verdilo ayaa sheegay in hooyadaa maxkamad lasoo taagi doono iyadoo lagu soo Eedeeyey inay caruurteeda disho ama ay ku Rido Bacdaa khatarta ah hadii ay sameeyaan khalad yar.

Barkhad Cabdillaahi Maxamed

Oodweynenews.com / SWEDEN

Barkhad5@hotmail.com