|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2414 |
July 27,2010 Sha'ban 15,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Ninka Ugu Timaha badan Caalamka Oo isu Diyaarinaya Qalliin Yu Zhenghuan ayaa qaba xanuun ka yimaada Hormones-ka oo aan isku dheeli tirnayn kadibna sababa in tini madow oo dhumuc leh ay jidhkiisa wada qariyaan. Ninkan ayaa sannadkii la so dhaafey waxa gabi ahaanba loo diiday inuu door hormuudnimo ka qaato show lagu magaacabo Homey To The West oo laga sii daayo tv ku yaala dalkaasi China, shaqadii jilaanimo waxa loogu diidey inuu foolxun yahay. Ninkan ayaa imika ku guda jira qorshe ah inuu isku sameeyo qaliin is qurxin ah, iyadoo ninkani uu sheegay inuu si gaar ah u doonayo in sankiisa la yareeyo. Si kastaba ha ahaatee, waxa qaliin lagu saameyn doonaa guddaha sanka iyo dhagaha sii ay u joogsadaan timaha xad dhaafka ah ee ka so yaacaya. Si kastaba ha ahaatee ninkan oo lagu tilmaamo inuu yahay ninka ugu timaha badan caalamka ayaa noqonaya mucjiso rabaani ah oo lagu cibro qaato. |