|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2415 |
July 28,2010 Sha'ban 16,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Haatuf-Ka Maanta Somaliland waxa ay taagantahay guul iyo darajo aan cidi la wadaagin kol haddii saaka Axmed Maxamed Siillaanyo loo dhaarinayo jagada madaxweynaha Somalialnd ee uu ku gulaystay doorashadii dalka ka dhcday 26 june 2010, oo ninkii uu ka helay ee xilkaasi illaa hadda hayey ee Daahir Rayaale Kaahin uu si salmi ah oo saaxiibtinimo leh ugu wareejinayo taladii dalka.Waxayse ahayd in fursadan naadirka ku ah Afrika looga faa’iidaysto is ogaysiinta caalamka iyo siddii qadiyada Somaliland loogu qancin lahaa in falowgeed la qabto, waxaana loo mari lahaa oo kaliya warbaahinta waaweyn ee caalamka oo maanta halkan lagu casuumi lahaa.Waa nasiibdaro horeba inoo haysatay in halkii aynu fursadahan caynkan oo kale ah warbaahinta caalamka aynu gashan lahayn aynu inagu isku mashquulo, iskuna camirno, hadana aynu adduunka kula yaabno sababta aanay wax badan uga ugayn ahmiyadna u siin guulaheena. |