|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2415 |
July 28,2010 Sha'ban 16,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Chelsea Iyo Real Madrid Oo Kala Jiidanaya Ashley Cole Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa uu u sheegay madaxda kooxda Real Madrid in ay gacanta ka soo gashaan ashle Cole. Tababaraha kooxda Chelsea ayaa sheegay in uu ka dhaadhicin doono Ashley Cole in uu sii joogo kooxda Chelsea halka Jose Mourinho uu dagaal u galayo sidii uu ku keeni lahaa cayaaryahanka reer England horyaalka dalka Spain. Dagaal xadhig jiid ah ayaa u dhaxeeyay Real Madrid iyo Chelsea oo ku waajahan gacan ku haynta Ashley Cole iyadoo Ashley Cole-na uu yahay ciyaartoya ay inbadan soo waajaheen dhibaataayin qoys. Tababaraha Real Madrid ahna tababarihii hore ee Chelsea Jose Mourinho ayaa doonaaya ciyaaryahanka Ingiriiska AShey Cole oo 29 jir ah. Agaasimaha ciyaaraha Real Madrid Jorge Voldano ayuu kala hadlay Jose Mourinho sidii lagu keeni lahaa ciyaaryahanka baasha bidix ee difaaca uga ciyaara koooxda Chelsea ee Ashley Cole waxana ay kawada hadleen sidii ay u soo bandhigi lahaayeen Rafael Van der Vaart iyo lacago kaash ah oo lagu wareejiyo Chelsea iyana ay iska ilaawdo Ashley Cole. Wararka laga helayo kooxda Real Madrid ayaa sheegay in Real Madrid ay ku mashquulsan tahay Ashley Cole oo ah xidiga kaliya ee sida weyn looga hadal hayo xerada tababarka ee kooxda Real Madrid . |