|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2415 |
July 28,2010 Sha'ban 16,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Mishiin Casri Ah Oo Keligii Samaynaya Qaliinada Iyo Shaybaadhka Dadka Culimo u dhalatay dalka mareyknka oo ka tirsan Jamacada Duke University ayaa ku guuleystay inay soo saaraan Makiinad Robet ah oo sameynaysa Qaliinada dadka iyadoo cid caawinaysa aanay jirin Dhakhtar & Neeras toona, Makiinadan oo qofka uun loo saarayo miiska intaa kadibna iyadu kaligeed ka shaqeysanaysa, Culimadan ayaa sheegay in makiinadan Robets-ka ah ay sameynayso qaliinadii ay sameyn jireen dadka dhakhtarada ah iyo kaaliyayaashooda. makiinadan ayaa loogu talo galay in kaligeed ay qaliinadaa sameyso iyadoo inta ay qofka qasho ka hagajinaysa wixii laga qalayey intaa kadibna meeshii ay qashay tolaysa oo nadiifinaysa. Culimada makiinadan soo saartay ayaa sheegay in dhawaan ay makiinadan Sameyn doonto nidaam ah inay iyadu qofka baadho inta aan la qalin oo ay ka qaado shaybaadh. iyadoo qofka kaligeed sawiraysa kana qaadaysa dhiigag, makiinadan ayaa iyadoo aan cid caawinaysaa jirin baadhaysa qofka isla markaana ogaanaysa meesha xanuunaysa, makiinadan ayaa markay ogaato ee ay shaybaadhkaa ku sameyso qofka meesha xanuunays ay iyadu kaligeed qalin ku sameynayso, Makiinadan ayaa tijaabooyin badan lagu smeeyey iyadoo kaligeed qaliin ku sameysay dad yo xayaaanba, Culimada makiinadan soo saaray ayaa shegay in tijaabooyinkaa ay ku guuleysatay makiinadaasi 93% kamida, Makiinadan ayaa iminka ka shaqeyn doonta isbitaalada waaweyn ee ku yaala dalka mareykanka, Prof: Stephen Smith oo masuul ka ahaa kooxdaa makiinadan sameysay ayaa sheega in makiinadan ay sanadaha soo socda ay sameyn doonto qaliinada muhiinka ah oo dhan isagoo Stephen intaa ku daray in arintan keenidoonto inuu yaraado kharashka ku baxa dhakhtarada isagoo sheegay inuu aaminsan yahay in dad badan soo dhaweyn doonaan makiinada. Barkhad Cabdillaahi Maxamed Oodweynenews.com / SWEDEN Barkhad5@hotmail.com |