|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2415 |
July 28,2010 Sha'ban 16,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Lamaanihii Ugu Da´da Weynaa Caalamka Oo Aqal-Galkoodu Ka Qabsoomay Dalka Ingriiska Lamaanihii Ugu da´´dada weynaa Caalamka Oo u dhashay dalka Ingriiska ayaa aqal-galay dhawaan. Henriker ayaa muddo 4-sano ah oo uu ku doonayo in uu ku guulaysto jaceylkii u qaaday Islaantaas, isagoo gabayo jaceyl iyo fariimo kaleba u diraya. 97 jirkan ingiriiska ah ee Mr Kerr ayaa yidhi “ jaceyl kuma deg degi kartid” kadib markii uu shalay guursaday ugu dambayntii jaceylkiisii ka yaraa ee uu mudada ugu soo jiray ololaha ee Berkowitz oo iyadna dadeeda lagu qiyaasay 87 jir. Ker waxa uu yidhi “ Waxaan u malaynayey in jaceylkii nolosha iga dhamaaday kadib dhimashadii jaceylkeygii hore Gladys sanadkii 2004, laakiin uu jaceyl igu soo laba kacleeyay kadib markii aan kula kulmay Berkowits waqooyiga London.” Si kastaba ha ahaatee, labadan lamaane ayaa ah lamaanaha ugu waa weyn ee xiligan dunida ku aqal-galay, waxayna sheegeen inay ku faraxsan yihiin Guurkooda. |