|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2416 |
July 29,2010 Sha'ban 17,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Haatuf-ka Maanta Odaygan imikuun dawladda Soo magacaabay tolow yaa ka qabsada Kornayladan carqalada cuslayn jiray, saw kuwan durtaba nafta u keenay ee leh Kulmiyaa la doortee ma kaligaa baa lagu doortay? Maxaad xilalkii nooga qadisay? Hadaanay nimankani aqoonsanaynba in aan Kulmiye la dooran ee ay ummaddu Madaxweyne Siillaanyo u codaysay waxa dhici doonta in horumarkii uu madaxweynaha la doortay ummadda ugu balan qaaday ay ka habsaamiso oo uu haleeli waayo haddimooyinka ay nimankaasi geysanayaan awgood, taas oo dalkuna ka soo waaqsan karayn. |