|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2416 |
July 29,2010 Sha'ban 17,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Hay’ada Caafimaadka Aduunka WHO Oo Sheegtay In Maalin Kasta Ay Naftooda Dilaan 3000 Qof Aduunka Hay,ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegtay in maalin walba Caalamka ay 3000 oo qof ay naftooda dilaan. Hay,ada ayaa sheegtay inay jiraan afar qof ama in kabadan oo kale oo isku daya inay naftooda dilaan maalin walba, Hay’ada caafimaadka aduunka WHO ayaa sheegtay inay caalamka oo dhan maalin walba ay jiraan dad diyaar u ah oo ku soo toosa inay naftooda dilaan kuwaas oo qaarkood ay mudo qorshaynayeen ama ay ka fekerayeen inay naftooda dilaan halka kuwo kalana ay mar qudha ku dhalato inay is dilaan, Hay,ada ayaa sheegtay inay jiraan Sababo kala duwan oo dadkaa ku kalifa inay naftooda dilaan, Hay,ada WHO ayaa sheegtay in sanad walba ay naftooda dilaan Malyuun qof. Iyadoo intaa ku dartay in ilaa 45 kii sanadood ee ugu danbeysay ay aad u kordheen dadka naftooda dila qiyaas dhan 60%, Hay’ada ayaa sheegtay inay doonayso inay dowladaha iyo hay,adaha ay kacaawiyaan sidii loo joojin lahaa ama loo yareyn lahaa dadka naftooda dila iyadoo dadkaa laga caawinayo xaga maskaxda oo ah meesha uu ka imanayo amarka ah inuu qofku is dillo, hay,ada ayaa sheegtay inay u badan yihiin dadka naftooda dila 15 ilaa 45 jir. |