|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2443 |
August 30,2010 Ramadan 20,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Madaxweyne Siilanyo Iyo Madaxweynihii Hore Oo Tacsi U Diray Qoyaskii, S/Land Geeridii Ku Timi Muj. C/Laahi Askar Hargeysa,August 30, 2010 (Haatuf) - Madaxweynaha Somallinad Md. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa tacsi u diray Qoyskii, Eheladii iyo shacabka uu ka geeriyooday marxuuma C/laahi Askar Barkhad oo shalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, waxanu marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu ilaahay naxariistii jano ka warabiyo marxuumka intii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo. Dhinaca kalena Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo haatan ku sugan dalka Itoobiya ayaa Tacsi u diraya Ehelkii iyo Shacabka Somaliland geerida Maraxuum Muj. C/laahi Askar oo shalay ku geeriyooday Hargeysa waxanu Madaxweynihii hore marxuumka illaahay uga baryey inuu naxariistii fardowa uu ka waraabiyo. Aamiin Aamiin. |