|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2444 |
August 31,2010 Ramadan 21,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Haatufka Maanta Ma waxa lagu jiri doonaa doorashadii wakhtigeedii kuma qabsoomayse’eh muddada ha la kordhiyo? Ma sidaas baa qaranimo lagu sheeganayaa in saddex nin inta ay afka isa saarsaaraan dabeeto ay ku taliyaan doorashadii dib ha loo dhigo aan dadka sii haysanee. Su’aasha ah xiliga la qabanyo doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo labada Aqal Baarlamaan waa arin ka weyn in saddex siyaasi iyo todoba xubnood oo Komishanka ahi ay kaligood ka soo taliyaan, nimankan xuquuqdii muwaadiniinta u tashaday, malaha maba oga in xaga dadweynaha ay muddo kordhintii noqotay Badeecatul Caajis aanay cidna ka iibin karayn, dalna laguma wadi karo saddex nin oo mar kasta wax ku soo heshiiya. |