Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2444

August 31,2010                                                                              Ramadan 21,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Wasiirka Duuliistu Hambalyuu Mudan Yahay Ee Wax Ka Sheeg Ma Mudna

Qaar ka mid ah waxgaradka reer Togdheer ayaa  war ayamahanba wasiirka Duuliista hawada ay ka qorayeen qaar ka mid ah warbaahiintu ku tilmaamay mid xaqiida ka fog

Waa yaabe maxa loo canjarafaynayaa Wasiirka shaqadadiisa dardargeliyay ?Waxa aanu ka xunahay oo la yabanahay warka isku midka ah ee Wabka Ramasnews ku soo celceliyay dhawrka jeer warkaas oo ku saabsan Wasiirka duulista hawada Maxamud Xaashi Cabdi Damdamis madarka Burco yaalay si ku meelgadh ahaan ugu warejiyay madaarka magaalada Berbera oo shaqadiisu xaami tahay waqtigan,

warkan wabku qoray ee ku celceliyay ayaa waxa u aha Wasiirka oo Damdamiskii Burco ka qaday oo Gobol kale u qaday iyo dadka reer Burco oo arintaas qaylo dheer ka mujiyay iyo waliba qaar ka mid ah sarakiisha dawlada Hoose ee Burco oo wasiirka dhaliil weyn u soo jeediyay,arintan oo aan ahayn sida wasiirka wax loga sheegay iyo sida loo buunbuniyay waxa aanu lenahay arintaas ma aha bulshada in cid dano gaar lihi si khaladan wax u fahan siiso waanuna ka soo horjeedna arintaas Wasiirkanina wa gayo canjarafayn waxana u xaga hore kaga jiraa wasiirada xukumada cusub ee Siilanyo,waana nin tariikh wacan leh waqtigii u mayiirka Burco ahana waxa lagu xusuusta kartidiisi iyo waxqabadkiisi hufnaa hadana waxa u noqday wasiirki ugu horayna madarada dalka oo shaqadiisu tahay boqday kuna dhawaqay in u sida ugu dhakhsaha badan wax uga qaban doon markii u Burco yimiina waxa u balan qaday in u madaarka Burco ee u Wasiir Warancade xiidhay sida ugu dhakhsaha badan u furo waxa wasiirku sameyay gadhigii damdamiiska ahaa oo marku arkay in madaarka Burco waqtigan an shaqo ka jiirin in u si ku meelgadh ah ugu warejiyo madaarka Berbera oo shaqdiisu xaami tahay wasiirka isaga ayay arimahaasi shaqadiisa tahay oo umadu u wakiilatay kuwa arintan ka hadlaya ee agaasimaha dawlada Hoose ka mid yahay waxa aanu leenahay meyay Damdamiiskii maayir Haybe dawlada Hoose u soo iibiyay ?waaka dawlada Hoose iibisiy ee aad Iskaraabka ka dhigateen ee kaa ka waran balse hadalkaga waanu ognahay oo waxa aad ka mid tahay kuwa xidhay madaarka Burco ee doonaya in aad Baloodhaysaan waana ta maalintii dhowayd wasiirku diiday dhinaca kale sida aynu ogsoonahay magaalada Burco waxa yaala Damdamiis ay ledahay Shirkada Dahabshiil kaas oo tabaruc ahaan magaalada ugu shaqqeya,

ugu danbayn waxa aanu wasiirka ugu hanbalyaynana sida wacan ee u durba uga hawlgalay Madarada dalka adiga iyo kuwa warxuma tashiilka ahna waxa aanu lehay dadka ka daaya sida xun ee aad wax u tusaysaan

magacyada qoralka

Maxmed Cilmi Maxmed

Maxamed Aadan Axmed

Ciise Cali Maxamud

Jaamac Warsame  Axmed

Ibraahin Axmed C/laahi

Cali Ibraahin Jaamac

Faarax Maxamed Jaamac

Maxamed Maxamud Cabdle

Siciid  Cali Muuse

Saleebaan Faarax Aadan

Cawil Cali Maxamed

Maxamed Axmed Aadan.