|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 2446 |
September 02, 2010 Ramadan 23,1431H | |
|
Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo
Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay
|
Haweenay Hindiyad Ah Oo Naas Nuujinasa Dibi Yaro Oo Sacii Dhalay Dhintay Ruux Dumar ah oo lagu Magacabo Chouthi Bai, kuna nool dalka India Gobol kuyaal oo la yidhaa Rajestan gabadhan ayaa ah Hooyo Caruur dhashay hase ahaatee waxaa indhaha caalmaka soojiitay arin layaableh kadib markii Hooyadaasi Chouthi ay heysatay sac isla markaana Sacaasi uu ka dhintay waxa uu Sacasii lahaa amaba katagtay Weel yar oo ku lamaanayd saca ama ku jirtay xiligii naas nuuga balse waxa Naaska nuujiya Hooyada Hindiyadda ah oo walshii yarayd u sii waday naas nuujitii uu kala dhintay sacii dhalay. Chouthi waxay sheegtay in Sacii dhalay waysha uu dhintay iyada oo jirta sadex cisho, ka dibna ay bilowday in ay nuujiso caanaha naasaheeda oo uu maalintii sadex ilaa afar goor ay nuugto Wayshani sida caruurta ay hooyadu naaska u nuujiso oo kale. Wayshan ayaa hada waxay sii gelaysaa labadii bilood intii ay nuugaysay Caanaha naaska haweenkan,waxayna noqotay mid caan ka noqday tuulada ay ku nooshahay ee Kilchin iyo Gobolkaba hase ahaatee wadanka india ayaa laga aaminsanyahay caqiidooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin dad caabuda, lo´da, timaha, dabka iyo diimo kala duwan.waxana laga yaaba in ay gabadhani kamid tahay daka reer Hindiya ee caabuda Lo’da waayo qadarin iyo qiimay ay u hayso Lo’da ayaa ku kaliftay in ay xiitaa u quudho nafteeda oo ay sidii ilmo ay dhashay u naas nuujiso waylka ama dibiga yare e uu ka dhintay seceedii. |