Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2446

September 02, 2010                                                                       Ramadan 23,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Haweenay Hindiyad Ah Oo Naas Nuujinasa Dibi Yaro Oo Sacii Dhalay Dhintay

Ruux Dumar ah oo lagu  Magacabo  Chouthi Bai, kuna nool dalka India Gobol kuyaal oo la yidhaa Rajestan gabadhan ayaa ah Hooyo Caruur dhashay hase ahaatee waxaa indhaha caalmaka soojiitay arin layaableh kadib markii Hooyadaasi Chouthi ay heysatay sac isla markaana  Sacaasi uu ka dhintay  waxa uu Sacasii lahaa amaba katagtay Weel yar oo ku lamaanayd saca ama ku jirtay xiligii naas nuuga balse waxa Naaska nuujiya Hooyada Hindiyadda ah oo walshii yarayd u sii waday naas nuujitii uu kala dhintay sacii dhalay.  

Chouthi waxay sheegtay in Sacii dhalay waysha uu dhintay iyada oo jirta sadex cisho, ka dibna ay bilowday in ay nuujiso caanaha naasaheeda  oo uu  maalintii sadex ilaa afar goor ay   nuugto Wayshani  sida caruurta ay hooyadu naaska u nuujiso oo kale.

Wayshan ayaa hada waxay sii gelaysaa labadii bilood intii ay nuugaysay Caanaha naaska haweenkan,waxayna noqotay mid caan ka noqday tuulada ay ku nooshahay ee Kilchin iyo Gobolkaba hase ahaatee wadanka india ayaa laga aaminsanyahay caqiidooyin kala duwan oo ay ka  mid yihiin dad caabuda, lo´da, timaha, dabka iyo diimo kala duwan.waxana laga yaaba  in ay gabadhani kamid tahay daka reer Hindiya ee caabuda Lo’da waayo qadarin iyo qiimay ay u hayso Lo’da ayaa ku kaliftay in ay xiitaa u quudho nafteeda oo ay sidii ilmo ay dhashay u naas nuujiso waylka ama dibiga yare e uu ka dhintay seceedii.