Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2447

September 03, 2010                                                                       Ramadan 24,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Damac Intee Leeg Ayaa Ka Haya Hogaanka Xisbiga

Khaalid Xabsi

Axmed Yuusuf Yasiin waa madaxweyne ku xigeenki  hore ee Somaliland   muddo sideed sano ah ayuu ku fadhiyey kursiga labaad ee looga arrimyo dalka waa siyaasi aan inta badan la fahmin go’aan qadashadiisa, ilaa iyo hadana waxa maskaxdiisa ka guuxaysa guuldaradii soo wajahday xisbigiisii lagaga adkaady doorshadii madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26kii June, waxana markii doorashada si rasmi ah looga helay hadaldiisa laga turjumanayay gocasho badan si ay kor ugu soo kacdo rajadii uu ka qabay inuu mar labaad ku soo noqdo qasriga. Marnaba kumuu fikirin in shacabku doorashadii dhaweyd ay u darbanaayeen ama codkooda ku raadsadan isbadal, waxaanu ilaa iyo hadda u quun daranayaa hogaanka xisbigii oo ka dhigay  madal looga sacbatumo hogaamiyihii ka sareeyey oo ilaa iyo hadda tageerayashii xisbigaasi  aaminsan yihiin inuu ahaa qofka kaliya ee loo adeegsan jiray buburkii dhanacyada badan lahaa ee soo gaadhay xisbiga ugu dad wey xisbiyada dalka. UDUB ayaa ah xisbiga kaliya ee aan lahay Gole Dhex oo kaliya, shairweynihii ka dhacay Hotelka Maansoor ee lagu dooranayay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa waxa halkaa iska oo sharaxay xubno ay ka mid yihiin C/laahi Xuseen Imaan Darawal oo u sharaxnaa  madaxweynenimo, Axmed Sadoon Xasan oo isana u  sharaxana jagada madaxweynaha xisbiga, Maxamed X. Dadliye oo u sharaxna madaxweyne ku xigeenka xisbiga iyo Axmed Jawhari oo isna u sharaxna madaxweye ku xigeenka ayaa dhamantood laga hor istaagay inay u tartamaan jagooyinkaas, waxaana halka ka  bilaabmay khilaaf qalafsan oo soo wajahay xisbiga UDUB isla markiiba waxa halkaa dhashay garab la magcbaxay isbadal doonka UDUB. kaas oo hoos u dhigay kalsoonidi xisbiga mar kastana ku eedayn jiray isaga iyo hogaamiyihii ka sareeyay inay  mafiiq mariyeen xeererkii u yaalay xisbiga.

Golaha dhexe ee xisbigu waxa uu ka koobnaa dadka suuqa jooga ee xisbiyada kale ka soo baxay ayaa kaadhadh loo qaybiya oo lagu magacaabi jiray idinka ah Golaha Dhexe ee Xisbiga. Xisbiga UDUB ayaa loo baahan yahay in dib u habay lagu sameeyo si ay meesha uga baxan xubnaha intooda badani Bulshada ay soo hor tagnayeen si ay u yimadaan dad cusub oo la jaan qaada siyaasada casriga ah.