Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2447

September 03, 2010                                                                       Ramadan 24,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Maxaad Ka Taqaanaa Macnaha Ku Duugan Erayga Caashaq?

Erayga CAASHAQ waxaa lagu fasiraa siyaabo badan oo kal duwan hadaan isku dayno oo aan qeexno micnaha uu ku fadhiyo eraygaan waxaa la is odhan karaa abwaanka ama qoraaga faaladan ayaa ku macneeyay eraygan micnayaal Badan ayuu yalanayaa erayga Caashaq hadaan isku dayno oo aan sharaxaad kooban ka bixiyo waxaa mac quul ah in naftaada is weydiiso jawaabo fara badan.

oo ku .sabasan macluumada uu ku fadhiyo eraygaa Caanshaq  dhankastoo oo loo rogrogana kuu fasiraayo macluumada badan Hadaan ku horumarno micnaha kowaad uu yeelanayo waa jamasho ama ka halis qof ama sheey waan amuur loo adeegsado jamashada waxaan aalaaba lagu fasiraarabitaan buuxa in u dhigmo arayga Caashaq waan wax ku fadhiyo doonis ama jamasho roox ama qof aad dooneysid sida ruux aad jamtey ama aad gaclootey dhanka kale micnaha kale uu eraygani yeelan karo waxa ka mid ah waa eray ama weedh ay ku ladhantahay dareen wax doonis ah ama ubaahnaasho wax ay naftaada markaas dooneyso waxaan ka mid noqon kara qof aad adigu markaa aad caashaqday oo aanad  faro kuheen iyo wax naftu ay dooneyso oo mar waliba ku tagaan maankaada ayaa la odhonkaraa caashaq sidoo kale caashaq waxa la odhan karaa waa wax  ku yimaada rabitaan ay nafta u bahantahay waa eray macluumadkiisa aad u badan yahay waxana alaaba loo adeegsadaa markaad qof ama shaqsi ay naftada caashaqdo sida qof aad jaclaatey oo kale oo ay naftada hamuun weyn ay u qabto waxaan ka mid ah qofka aad jaceshahay ayaa la oron karaa waa qof aad caanshaqday oo aad doneysid in aad hanatid waxaan alaaba uu eraygaan qiimo weyn u leeyahay dadka is caanshaqa oo qalbiyadooda isku hibeeyay oo aan kala marmin waxaan araygan caashaq oo abwaaniinta ay ku soo qaateen heeso badan iyo murti intaba sida

GEERAARKII Cilmi boodhari

Caashaq haween waa hora Caadil soo rogaye

Sayidkii carshiga fuulay iyo Caliba soo gaadhye

Caruurtay sideen meesha iyo ciise nabigiiye

Cidla lagama Beermeen dadkoo cuuddi waaxida e

Waxa qaarba cayn looga dhigay hays cajabiyeene

 iyo heeso kale oo kal jaceylka iyo nolosha lamanayasha is jacel lagu ifiyo sidoo kale eraygan waa eray ku fadhiyo micno aad u balaaran waxan dadka is caashaqa ay sheegan in eraygani yahay dabeyl Noolaha oo idili aanu sina uga maarmin waxa markhaati ka ah hadii aad qof aad caashaqdid ayaad adiga  jaclaan doona erayga  caashaq wax uu isku badalaa jaceyl jaceylkuna waa nolosha badhkeed sidaa daradeed Hadaan Caashaq Jirin Jaceyl Ma Jireen murtida uu ku fadhiyo ayaa saldhig looga dhigay wabsedka Caashaq in uu noqdo warbaahin ka hadasha arimaha bulshada iyo jaceelka ayaa lagu fariisiyay hoosha warbahinta caashaq ay idin qabaneyso . si wal oo loo dhigo jacalylku waa eray aan dabar go’ay kuna caan ah xiliga dhalinyaranimada.