Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2447

September 03, 2010                                                                       Ramadan 24,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

SHAQO BANAAN

DHAKHAATIIRTA AAN XUDUUDA LAHAYN

MSF Dhakhaatiirta aan Xuduuda lahayn) si madax banana ayaa loo maalgaliyaa ,aanay qaadanayeyn wax macaash ah,waa Urur caalami ah,taas oo ujeedadoodu tahay siinta gargaar caafimaad bulshooyinka tii oo aan loo eegayn Qabiilkooda,Diintooda ama siyaasada jirta. MSF waxay ka hada wadaa mashruuc Cisbitaalada wareega ah,kaas oo daboola adeega aasasiga ah iyo Quudinta daaweyneed ee Maalinlaha ah mashruuceedan Hargeisa.

MSF waxay shaqaalaysiinaysaa boosaskan soo socda ee hargeisa

Registered midwife (Umuliso Diiwangashan)

Auxiliary midwife (Caawiye Umuliso)

Auxiliary Nurses (Caawiyayaal Kalkaaliso)

Dispensary Assistant (Caawiye farmasii

Waxyaabaha looga baahan yahay:-

¨ Waa in aad haysato shahaado Degree ama diblooma ku saabsan waxad doonayso in aad soo xarayso.

¨ Waa in aad leeday khibrad caafimaad oo aad kaga soo shaqaysay xarumaha caafimaad ee aasaasiga ah.

¨ Khibrad shaqo oo ururada caalamiga ah waxay leeday muhimad gaar ah

¨ Waa in aad si fiican ugu hadashaa Englishka iyo Soomaaliga ku hadalkooda iyo qoraalkoodaba

¨ Waa in aad lahaado awood shaqo oo aad kula xidhiidhi kartid shaqalaha caafimaadka,bukaanka iyo reerahooda,iyo cidii daryeelaysaba.

¨ Daryeeli kara naxariisna u leh bukaha,Rajaynaya in uu kor u qaado caafimaadka bukaanka.

 

Fadlan codsigaaga ha ku jireen Xogahan (Waraqan) hoos ku xusan.

1. Waraaq codsi(oo ay ku jiraan booska aad codsatay iyo sababta )

2. CV-gaaga ( Warbixin shaqeedkaaga) iyo wixii lagala soo xidhiidhayo

3. Keen nuqulo ah shahaadooyinkaaga,Degriigaaga,Diplomkaaga, iyo shahaadoyinkii diiwangelinta, iyo kuwii ururada aad ka mid tahay.

 

Cidii xiisaynaysa waxay waraaqahooda codsi ku soo hagaajin karaan MSF,iyadoo lugu muujinayo mesha aad codsatay adiga oo ku soo diraya:-

¨ Email:- msfh-sx-medco@amesterdam.msf.org 

¨ Ama xafiiska MSF ee u dhow Madaarka Diyaaradaha ee hargeisa xaga danbe ee Ambasador , una dhow guriga khadra dahir.

 

Waqtiga la xidhayo ee ugu danbeeyaa araajida waa 13 September 2010 1 pm (Kowda duhurnimo)

Fadlan waxaad ogaataa in aan la soo xidhiidhayno Dad cayiman oo la soo xulay marka lugu noqdo Codsigaaga,si loogu yeedho Waraysi iyo Imtaxaan qoran , fadlan hadii luguugu yeedho interview(Waraysiga) soo qaado shahaadooyinka Originalka ah (rasmiga), Fadlan lama soo celin doono koobiyada hore ee codsiga.