Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2448

September 05, 2010                                                                       Ramadan 26,1431H     

Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Qaraqmay Xeebaha Liibiya Iyo Dareenka Cabsida Leh Ee Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Qulqulaya Dalalka Waqooyiga Afrika

Kulmiye oo cadeeyey mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Madaxweyne Obama Oo Socdaalkiisii U Horeeyay Ku Tegay Qaaradda Yurub

Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Iyo Tirada 29 Ma Faal Baa U Qabtay

Koox Suxufiyiin Ah Oo Dhamaystay Tababar Aqooneed  Ku Saabsan  Xalinta Khilaafaadka Iyo Nabada  

Sirdoonka Iyo Habka Uu U Shaqeeyo

 

Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009

Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda

Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso

Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey

Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland

Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay

 

 

Thomas Cruise “Waxan Jeclahay In Aan Arsenal Kaga Wareego Amaah”

In kastoo lagaadhay xiligii uu xidhmi lahaa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada yurub hadana waxa jira ciyaartoy aan ku qanacsanay sii joogida kooxaha ay hada la joogaan.

Xidiga da’dayar ee u ciyaara kooxa Arenal Thomas Cruise oo kamid ah ciyaartoyda ugu da’dayar kooxda Arsenal ayaa waxa uu cadeeyay in aanu ku qanacsanayn sii joogista kooxdiisa.19-jirkan ka ciyaara khadka difaaca ee da’yarta kooxa Arsenal oo u dhow in si buuxda loogu soo qaato kooxda Heerka koowaad ee Arsenal ayaa waxa uu codsanayaa in uu kooxda ka dhaqaaqo si uu khibrad uga soo helo kooxo kale oo uu uga aag badasho kooxda uu ku barbaaray ee Arsenal.

" waxa aan jecelahay in aan kaga tagao kooxda amah xili ciyaareedkan si aan khibrad uga soo helo kooxo  kale taaso ii noqon doonta mid faa’iido wayn ii leh.,"  sidaa waxa uu Cruise ku sheegay  website-ka gaarka ah ee kooxda Arsenal.

" hadii ay fursadi ii soo baxdo waxa aan jeclaan lahaa in aan ka tago kooxda Arsenal  waxana aan dalban lahaa koox ciyaarta kubad fiican. Aanuu badanaa waxa aan ka ciyaaraa difaaca laakiin waxa aan ka ciyaari karaa khadka dhexe.”

Waxa kale oo hadalkiisa kusii daray Thomas Cruise oo ka tirsan ciyaartoyda da’da yar u ciyaara kooxda Arsenal anuu ku ma qanacsani in aan ka safto koobka Carling Cup, laakiin hadii aan waayo waxa aan doorbidi lahaa in aan amaah ku wareego.