haatuf.net
Madaxwayne Siilaanyo Oo Goordhawayd Safar Ugu Baxay Gobolka Saaxil Iyo Nuxurka Uu Xambaarsan Yahay Safarkiisaasi
November 26, 2014 - Written by Admin Two

Hargaysa, ampoule November 25, anabolics 2014 (Haatuf) – Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ugu baxay gobolka Saaxil, safarkaasi oo ujeedadiisa lagu sheegay inuu iskugu jiro soo indho indhayn deegaanada Gobolka Saaxil iyo dhagax dhig uu soo dhagaxdhigayo wadada isku xidhaysa Xamaas iyo Berbera.

Sarfarkan ayay madaxwaynaha ku wehelinayaan qaar kamida golihiisa wasiirada sida wasiirka madaxtooyada  Xirsi Cali X. Xasan iyo wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade.

Sida oo kale waxa madaxwaynaha qado sharaf loogu samayn doonaa magaalada Abdaal halkaas oo uu ku sii hakan doono.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS