Opinion
-
Dameer Malab-sidaa Malab Muxuu Ka Yaqaan??
Bismilaahi
Noloshaabageeddiyoo, treat gedgedoonka ku caanahe, denture hadaan waagii baryaa bildhaan iyo iftiin ku tusin hadaan aqoontu ku farinsaadaasha maqand oon,baroorta mar uun ka guur oo barwaaqo horsed ka noqo, bur iyo bi...
Tuesday, October 11, 2016
-
Aragtidayda ku aaddan odhaahda caan baxday ee “Qalin Jabisaye Maxaad Qaban”BY Mustafe Abdirahman Ismail
(Tacab-ka waalidka iyo talo la’aanta qaranka)
Waxaa muddo ku siman bil laga joogaa xiliyadii ay ardaydu sanadkan ka qalin jabiyeen jaamacadaha, decease xafladdo kala ku du-duwan , apoplectic | hambalyooyin iyo hadiyad...
Thursday, September 29, 2016
-
Way Ogyihiin Inaan Been U Sheegayey; BY Cabdiraxmaan Cadami
Sheekadu waxay dhex martay Cabdi-kacaan oo ahaa madaxa xafiiska xidhiidhka dadweynaha ama hanuuninta ee degmada Berbera iyo nin ay saaxiib ahayeen ka hor intii aanu u hayaamin dalka Sucuudi Arabiya oo la odhan jiray Maxamed.
Maxa...
Thursday, July 28, 2016
-
Xaaladaha Adag Ee Nolosha Iyo Xalka Lagaga Gudbi Karo; Qoraa: Ahmedyasen Sh Omar Ahmed Fure
Dhacdooyinka naxdinta badan ee alle u qadaray adoomihiisa waa marxallado aan lahayn xirfado lagaga hortago balse wuxuu ilaahay ina siiyay iimaan inoo sahlaya in aynu ku sabirnosidoo kale yaqiinsanaano in ilaahay inoo qoray.
Jaran...
Friday, May 27, 2016
-
asxaabtaasi Waxay Hambalyo Dhalasho Wacan U Dirayaan Diiriyo iyo Xaaskiisa Hadiya
Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), healing Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Faysal Idiris Cashuur, Xuseen Axmed Xaashi, C/kariim Ahmed Aadan (Cidhib), Mustafe C/raxmaan Ismaaciil (Mustafe Qaran), Khaalid Axmed Saleebaan (Anti), Badri ...
Saturday, April 2, 2016
-
Maxaa Dabarka 20-ka sanno inaggu xidhay??? Qoraa: Ahmedyaseen Sh Omar
Waa xili aroor hore oo dadka intooda badani u kalahayaan nolol maalmeedkoodii waana jawi qurux badan oo daganaan iyo farxad abuuraya waxaa wehel igu ah caqliga iyo indhaha oo kala aragtiyo duwan 2dooduba midba si wuxuu tilmaamay...
Sunday, February 28, 2016
-
‘Agoon Aabbo Leh’ …. W/Q:- Maxamed Aadan Tarabi
Qaboow aad u daran ayaa jira caawa, pill jiingaddu way darrooraysaa, qaylada carruurta ka baxaysaa waa mid ku beer qaadaysa, gawsaha ayey isla dhacayaan, afka iskuma keeni karaan, dhammaantood way kadaloobaan, gadhka iyo gafuurka...
Tuesday, January 5, 2016
-
A Response To Chris Jaeger And Abdul Ghelleh: What an Academic Calamity to Repudiate the Independence of Somaliland
I would like to put the record straight on the indecorous commentary penned by the project oriented chap (Chris) and the tribal advocate (Abdul), ampoule who called themselves Abdul Ghelleh and Dr Chris Jaeger. The former claimed...
Thursday, December 17, 2015
-
Saaxiibadaydii Shalay- W/Q: Cabdirisaaq Xasan Rakuub
Shantii galabnimo ayey sheegaysay goor-sheegtu markaan cagta dhigay hudheelka ‘SUN’ ee galbeedka Hargaysa. Ballan ayaan ku lahaa uu igu la ballamay saaxiib aanan muddo is arag, herbal maalmahaa un ka yimid dalka Baakistaan oo...
Thursday, December 17, 2015
-
Maamulka Iyo Wariyeyaasha Wargeyska Haatuf Waxay Shacbiga Somaliland Ka Tacsiyeynayaan Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cawke
Maamulka, look Wariyeyaasha iyo guud ahaan hawl-wadeenadda Wargeyska Haatuf waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, physician ehelkii, asxaabtii, qoyskii iyo guud ahaan bahdii warbaahinta ee uu ka baxay Alle ha naxariistee suxufig...
Tuesday, November 17, 2015
Next Page »
|
|