haatuf.net
Dameer Malab-sidaa Malab Muxuu Ka Yaqaan??
October 11, 2016 - Written by Admin Two

Bismilaahi

Noloshaabageeddiyoo, treat gedgedoonka ku caanahe, denture hadaan waagii baryaa bildhaan iyo iftiin ku tusin hadaan aqoontu ku farinsaadaasha maqand oon,baroorta mar uun ka guur oo barwaaqo horsed ka noqo, bur iyo biyo mid uun bislee ileen dameer malab sida aqoontaadu la siman.

Nolosha aduunka taalaa waxay ku dhisan tahay macno weyn oo rabaaniya waxaana ugu muhiimsan in alle la caabudo waxaase ilaahay aduunkan ugu talo galay in aduumihiisa ku imtixaano, mawduucaygu wuxuu ku koobnaan doonaa isbadalada fikri ee dadka lagu hago horumarna lagu gaadhsiiyo .

Aduunkatagayeeaynudeeqahaiyodhaqaalahakasugnaaeewaraaqahahanjabaada ah inoosoodiramaahakuwomucjisorabaani ah kusocdaalle’nagargaargaar ah siinayoeewaa rag tashaday oo maskaxdoodaintiiwanaagsanaydkafaaideeyay, baltusaalefiicanaansooqaadowaxaajiraururocilmibaadhayaal oo ay kukulmaankhuburoudiyaarsaninaysidhab ahnoloshanhorseeduganoqdaan.

Think tank  “ a group of people who are read,discuss,think,write,usually to address and readdress a matter of vital importance to humanity” waa koox dad ah oo ku midoobay inay qayb ka noqdaan  xalka dhabta ah ee noloshooda waxaanay daraaseeyaan wadooyin cusub oo horseeda nolol wanaagsan waxay suurtagaliyaan inay doodaan,akhrin,fikir iyo qoraal si loo helo macluumaad cusub waxaanay ka gaadheen guulo la taaban karo oo aynu wada arki karno inay aduunka intiisa kale gacantooda hoos keenaan .

Dalladanwaynee Think Tank waxaahoosyimaadaururokakoobanilaaboqolaalururcilmibaadhayaaloo iskugujiradhamaandhinacyadanolosha oo dhan

Political and economic think tanks,Acton Institute

Allegheny Institute for Public Policy

American Action Forum

American Civil Rights Union

American Enterprise Institute

American Institute for Economic Research

Berggruen Institute

Bipartisan Policy Center

Brookings Institution

Analysis Group

Atlas Economic Research Foundation

Beacon Hill Institute

Buckeye Institute

Cato Institute

Cascade Policy Institute

Center for American Progress

Center for Automotive Research

Center for Development and Strategy

Center for Economic and Policy Research

Center for Freedom and Prosperity

Center for Governmental Research

Center for Immigration Studies

Center for Media and Democracy

Center for National Policy

Center for Public Integrity

Center for Public Justice

Kuwaniwaaqaarkamidaururadacilmibaadhayaashaee ah eeka mid ah dallada wayn eeThink Tank gaarahaanDalkaMaraykankawaxaywaqtiwalbakujiraanbaadhitaancilmi oo hagakolbasida ay u rabaaninaydabargooyaanbaahiyahadadkoodaiyowadooyincusub oo usuurtagalinkarajihooyincusub oo nololeed.

Natiijooyinkaururadanigaadheen.

  • Aduunkawaxaa loo qaybiyaalabaqayboodqoloiyaguisticmaalayaal la yidhaahdotusaaleiphone7 ayaasoobaxayxagahorekaiibsanayaiyoqoloiyagu(inventions)Ikhtiraacayaal oo wixiiuuuuaduunkaintiisa kale kumashquulinlahaasameeyaba
  • Debit card waalafyar oo adag oo loo isticmaalosidiixisaabbangilacagaaddhigatayaad u isticmaalilahaydmarkaaaad u baahatowaxayinnagainoolamuuqataawaxyarbalseinkabadan lix sannoayaasidii loo samaynlahaacilmibaadhidloogujiray .
  • Democracy waanidaammaamul oodawladaMaraykankuabuurtaylagunafadhiisinayocidkastoo la tartamilahaydwaxaanaygaadhsiiyeendhamaandawladahaaduunkaintoodiibadnayngaarahaandawladahaislaamka oo manhajsamaawi ah haystaayaalagukhasbayinayqaataan
  • Funding waaqayboka mid qaababka wax loo gumaystoiyadoobaahidataalamaahetukalelasiidabargoynayo.

Hadabba innaga aqoonteenii iyo caqligeena xikmadeedii  ma cidkale ku xumeebaa , cid ku caybaa , ma hoos usii dhaadhacbaa , ma boogta dhaymada u baahan hala qodqodaa qaabkee aynu uga bixi karnaa dhibaatada bulsho ee umadeena haysata ?

Aniga ahmedyasin ahaan waxaan qabaa inay jiraan 6 qodob oo isku cagsi ah natiijo kala duwana leh

  • Sidee umad u dhisantaa?
  • Sidee umadd loo kiciyaa ?
  • Sidee umadd horumar loo gaadhsiiyaa

Sadexda qodob ee kalena waxay cagsi ku yihiin sadexdaa qodob ee hore

  • Sidee umaddi u dhaadhacdaa
  • Sidee umaddi uduntaa
  • Side umaddi taariikhda uga baxdaa

 

  • Sidee umadd loo dhisaa ?

Ummadiwaxaykudhisantaa

  • fikrad , ruux, rabitaankaiyohadafkataariikhdaaduunkamay dhicintolaayeey in wax lagudhisodadyowgacarabtu 1000 sannoayaycarabahaayeen oo ay dawladkudhisikariwaayeen 13 sannogudaheednadawladayaykunoqdeenaduunkaqabsataywaaxiligiinabigucswhadafiyocadaaladuukahirgaliyaydhulkiicarabta .
  • ummadsidoo loo kiciyaa

Ummadiwaxay  loo kiciyaa in dib loo saxoaasaaskaisbadal oo allesheegay in qaaciidodahabiyajirto oo quraankakusheegaySurratulAnfal/suratulracdi “nimcaddaqoomsiinaykamaqaadnoilaaiyaguiskaqaadaan”

Ummadiwaxay u baahantahaykhilaafka in lagasaaro,cadaaladhesho, in gaajadakabaxdohorumardhaqaalenagaadho,inwadaniyadiyokalgacallagubeero oo wadajirkuwadayagleelo.

  • ummadsideehorumar loo gaadhsiiyaa.

Waa in halgandhab ah lagalaa loo sabraadhibaatokasta oo kaahortimaadalagunatartamaasidiiwanaagaloogasaraynsiinlahaaintaxumahawada

Qaybta kale eecagsi ah

  • sideeumaddi u dhaadhacdaa

Waxayummadi u dhaadhacdaawaaxagiisoomaalideemarkatalladodironinkiimaqashalagalaquustayoo uuhorseedonololiskawadasoohorjeedaxaasidkaiyoxiqdiqanabeertabagarsoorayaashuna oo dadkaahinasacabkamacno la aanugutuma “waaruntaawasiirwaaruntaa” hadawaakiiliqaybaallaahuakbar

  • Sidee bay umaddi u duntaa

Hees baa ahayd“waxaynabaddicadhootaymarkiicarridaba la danwaayay” jaahilnimaddamarka la dugsadoayaanidaamqalafsan oo dhaqanjaahiliyiiabuurmaamarkaasayqabyaaladuyeedhmodheergashaadaalinkuxoolayeeshaa

  • Sideebayummadiitaariikhdaugabaxdaa

Waxaykabaxdaamarkaxikmadduaduunka loo abuuray la hareermaroaawaymangolianamatataarkiiaduunkahaystayeedawladkasta u hanjabayaywaxaailaahaykuridaakhilaafbadaniyoxasad oo walaalnimada la fogeeyaagaalkanakajeclaadaanwaadhibaatadasoomalikudhacdamaalinbagobolkenyaiyoethopiasheeganayaan

Gunaanadkaqoraalkayganiwaahadiiwadankeenaxaruncilmibaadhisrasmiyikajirtohalasooeegowaa in aynubal wax isbarbardhignaa oo istusnaa in aynucidlogudaynoaqoontana ta wax laguqabtoayaaugukhayrbadanaynu wax kuqabanosimutadawacnimo ah.

W/qoray:Ahmedyasinsh Omar Ahmed furre

beautyplus_20160706081913_save-1-1-1-1

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS