haatuf.net
Maamulka Iyo Wariyeyaasha Wargeyska Haatuf Waxay Shacbiga Somaliland Ka Tacsiyeynayaan Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cawke
November 17, 2015 - Written by Admin Two

Maamulka, look Wariyeyaasha iyo guud ahaan hawl-wadeenadda Wargeyska Haatuf waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, physician ehelkii, asxaabtii, qoyskii iyo guud ahaan bahdii warbaahinta ee uu ka baxay Alle ha naxariistee suxufigii caanka ahaa ee Axmed Xasan Cawke oo maalintii shalay ku geeriyooday magaaladda Jigjiga ee xarunta maamulka dawlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia, kaas oo sida la sheegay u geeriyooday xanuun dhinaca wadnaha ah oo kusoo booday, isla markaana marxuum Cawke ayaa maanta lagu aasi-doonna sida la sheegay magaaladda Tog-wajaale ee gobolka Gabiley oo uu ku dhashay.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS